Back to Top

Xasid Video (MV)

Performed By: RO X
Language: English
Length: 2:35
Written by: Roble Muse

RO X - Xasid Lyrics

Ahmmmm
Adunkan oo maalmo kooban oo wakhtigu add u roorayo
Qof walbana tiisu cusleyso hoos iyo saray ula rooraya
Handad u beer jilicdood siso wakhtigaagan roorayana
Dhulku kula go'aayod aanad helayn haba yarate wax gargaar ah
Intaad shaleyn ka hor Inda furo fiiri Hareraha

Wakhti yar wado dheer silic jajab intu ba waa qadar
Qalbigaaga quful waxwalbana sii kastana wey dhacaane adoon shakin samir
Ogow! Inaad taahay Geesi inaad tahy Libaax awooddaada kobci sharaftaada fiiri
Cadawgaaga badan Hmm xaasidkaaga badan Hmm
Jabkageyna raban Brrr
Camal ma leh hawl ma leh dalag ma leh
Shuqul ma leh hammi ma leh fikirkoogu macno ma leh hadalkoogu dhandhan ma leh
Qosolkoogu qurux ma leh la joogoogu macno ma leh Xaasid weyo jaceyl ma leh
Ka xidh khadka ka jar laabta ka bax meesha
Uma baahnid dad haleysan dad wareersan dad wajaqsan
Taada ka raac taasa saxsan ha dhageysan tooda khaldan tilmaam ma leh jidka toosan
Qasab maaha saxna maaha ruuna maaha
Wey maseraan markey arkaan adoo shidan dabka ku shid bull
Wey ku farxaan markaad kufte jabte uu kac raga gub
Kana fiirso intaad cunin laga yaaba inay tahy sun
Dad ba jira xun kula raba shar iyo niyad jab aanan rabin run lana jifa xaasid
Ka baxso run weeye dad jirana weye dad an nixin weeye oo ku neceb weye Intay qoslaan ku dilana weeye
Kana fogeyn kuuna jeeda hoostaadana kujiro aanad arkeyn
Shisheeye maha cadawgaaguna qof kaa fog maaha
Hoos bey ku dhigaa no dad ku roon maaha
Dad fiican maaha dad saxsan maaha dad ku dhow maaha
Naburkey geystaan mid sahlan maaha
Xanuunkey keenaan mid quman maaha
Waa xaasid waa jiir waa mas waa bahal waa dab
Agtoodu waa khatar nin maseray waa halis
Abeesaba dhul uu eeki beey ku dishaa
Waa Sun waa Cudur waa qudhun Iska tuf yay ku tufin Brrr
Tooda maahe maraka hore dhib kama leh niyow taada kuu cad ka wareego taasi arag ma leh Geesi
Nimaan shaqeyn shaax Ma cabuu yidhi Aabo geel jir ka fagow nin ku rabin ba layidhi Geesi
Kow jecloow intaad awoodo waa muhiim
Kolkooli ubaxan soo baxaye ku hagoogsan qiiq
Laba abuur ba ka horeeya waano ee bal raadi farxadaada niyow tana muhiim
Brr
[ Correct these Lyrics ]

We currently do not have these lyrics. If you would like to submit them, please use the form below.

Writer: Roble Muse
Copyright: Lyrics © O/B/O DistroKid

Back to: RO X

Tags:
No tags yet